HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo baaq ka soo saartay dibadbaxyada Ciraaq

Qaramada Midoobay oo baaq ka soo saartay dibadbaxyada Ciraaq

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qaramada Midoobay waxay ku baaqday in la soo afjaro dilka micna-darrada loogu laynayo waddanka Ciraaq, xilli ay sare u kacday tirada dadka ku dhintay dibadbaxyada dowladda loogaga soo horjeedo oo haatan ku dhaw 100. Dibadbaxayaasha ayaa sheegay inay go’aan ka qaateen oo ay ka soo horjeedaan shaqo la’aan, adeegyada bulshada ee aadka u xun iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaramada Midoobay waxay ku baaqday in la soo afjaro dilka micna-darrada loogu laynayo waddanka Ciraaq, xilli ay sare u kacday tirada dadka ku dhintay dibadbaxyada dowladda loogaga soo horjeedo oo haatan ku dhaw 100.

Dibadbaxayaasha ayaa sheegay inay go’aan ka qaateen oo ay ka soo horjeedaan shaqo la’aan, adeegyada bulshada ee aadka u xun iyo musuq maasuqa dalka la degay.

- Advertisement -

Jeanine Hennis-Plasschaert oo Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha dalka Ciraaq waxay ku tilmaantay xaaladda ‘shan maalmood oo ay hareeyeen dhaawac iyo dhimasho’.

Waxay sheegtay inay mas’uuliyadda ay dusha saaran doonan kuwo laayay dadka rayidka ah’ waa in caddaalladda la hor geeya dadkii ka dambeeyay dilka’ ayay tiri sarkaalkan Qaramada Midoobey ka tirsan.

Sabtidii, ciidammada ammaanka waxay kala eryeen dad badan oo isugu soo uruuray waddooyinka bariga magaalada Baqdaad.

- Advertisement -

Shan qof ayaa ku geeriyootay rabshadihii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada caasimadda ee Baqdaad, waxaana mar kale lagu soo warramaya in ciidammada ay rasaas nool iyo gaaska dadka ka ilimeeyo ku kala eryeen dibadbaxyaasha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts