HomeWararDad Shacab ah iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Bakool

Dad Shacab ah iyo Alshabaab oo ku dagaalamay gobolka Bakool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dadka deegaanka ayaa Alshabaab kula dagaalamay deegaanka yab-yab oo hoostaga degmada xuddur ee gobolka bakool, waxana dagaalkaas dhacay ka dib dadka xoola dhaqatada ah ay sheegeen in laga kixaystay xoolahoodii. Dadka Deegaanka ee Is-abaabulay oo la baxay Cali Qaran ayaa Deegaanka Yab-Yab in Muddo ah ku dagaalamayey Alshabaab, iyaga oo markii dambe dib uga soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa Alshabaab kula dagaalamay deegaanka yab-yab oo hoostaga degmada xuddur ee gobolka bakool, waxana dagaalkaas dhacay ka dib dadka xoola dhaqatada ah ay sheegeen in laga kixaystay xoolahoodii.

Dadka Deegaanka ee Is-abaabulay oo la baxay Cali Qaran ayaa Deegaanka Yab-Yab in Muddo ah ku dagaalamayey Alshabaab, iyaga oo markii dambe dib uga soo ceshaday xoolihii ay ka qaateen.

- Advertisement -

Ugaas Cali dirir waxa uu ka mid yahay abaabulayaasha Deegaanka ee isku biirsaday in ay la dagaalamaan Shabaab waxaana uu tilmaamay in ay sii wedayaan dagaalkooda.

Shacabkaan labaxay Cali Qaran oo la dagaalamaya Alshabaab ayaa waxa ay sheegeen in dhibaatooyin badan loo gaystay isla markaana ay dul qaadan waayeen sidaasna ay dagaalka ku galeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts