HomeCaalamkaJarmalka oo ku gacan sayray Codsi uga yimid Maraykanka

Jarmalka oo ku gacan sayray Codsi uga yimid Maraykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jarmalka, Heyko Maas ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon doonin Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Maraykanka hoggaaminayo ee loo dirayo Gacanka Hormuz. Wasiirka oo haatan booqasho ku jooga dalka Poland waxa uu Suxufiyiinta u sheegay inaysan ka qeyb gali doonin Hawlgalkaasi oo uu Maraykanka soo bandhigay, wuxuuna xusay inay Xaalladda Gacanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jarmalka, Heyko Maas ayaa sheegay inaysan qeyb ka noqon doonin Hawlgalka Ciiddanka Badda ee Maraykanka hoggaaminayo ee loo dirayo Gacanka Hormuz.

Wasiirka oo haatan booqasho ku jooga dalka Poland waxa uu Suxufiyiinta u sheegay inaysan ka qeyb gali doonin Hawlgalkaasi oo uu Maraykanka soo bandhigay, wuxuuna xusay inay Xaalladda Gacanka Hormuz tahay mid kacsan oo ay isku hayaan dalalka Iiraan iyo Maraykanka.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Jarmalka oo ka tirsan Xisbiga Social Democratic waxa uu sheegay inay rumeysan yihiin inay qalad tahay Istaraatijiyadda cadaadiska leh ee Maraykanka ee ka dhanka ah Iiraan.

Xiriirka Maraykanka iyo Jarmalka waxa uuxumadaay markii uu Madaxweyne Donald Trump qabtay Talada dalkaasi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts