HomeCaalamkaAskar dhimasho iyo dhaawac ku noqotay Qarax Miino

Askar dhimasho iyo dhaawac ku noqotay Qarax Miino

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

2 Askari ayaa geeriyootay, dhowr kalena waa ku dhaawacmay, kadib, markii ay miino la kacday gaari ay ku safrayeen Askar ka tirsan Milliteriga dalka Pakistan. Ilo Milliteri ayaa sheegay inay gaariga miino la kacday, xilli ay ciiddanka socod ilaalo ah ku marayeen meel ku dhow Deegaanka Malisaayee dEg,addfa Pishin ee Gobalka Balojistan ee K/Glabeed dalkaasi. Saddex ka mid ah ciiddankii […]

- Advertisement -

2 Askari ayaa geeriyootay, dhowr kalena waa ku dhaawacmay, kadib, markii ay miino la kacday gaari ay ku safrayeen Askar ka tirsan Milliteriga dalka Pakistan.

Ilo Milliteri ayaa sheegay inay gaariga miino la kacday, xilli ay ciiddanka socod ilaalo ah ku marayeen meel ku dhow Deegaanka Malisaayee dEg,addfa Pishin ee Gobalka Balojistan ee K/Glabeed dalkaasi.

- Advertisement -

Saddex ka mid ah ciiddankii la socday gaariga ayaa la sheegay inuu dhaawacyo culus ka soo gaaray qaraxaasi, kuwaasi oo la dhigay Isbitaalka Deegaanka.

Baraitaan gudaha ayaa muujiyey in qarax miino lagu rakibay mooto la dhigay waddada dhinaceeda lala eegtay Gaariga ay Ciiddanka la soceen, mana jirto koox sheegatay inay ka dambeeyeen qaraxaasi.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories