HomeCaalamkaBoqolaal Duullimaad oo ku degi lahaa Garoonka Diyaaradaha London oo la baajin...

Boqolaal Duullimaad oo ku degi lahaa Garoonka Diyaaradaha London oo la baajin doono

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Garoonka Heathrow ee magaalladda London ayaa waxaa saamayn doonta Shaqo-joojin ay Kumanaan shaqaale ah ku dhaqaaqi doonaan maalmaha soo socda. Ilaa 172 Duullimaad oo maalmaha Isniinta iyo Talaadada ku degi lahaa Garoonkaasi ayaana la shaaciyey in la joojiyey, sababo la xiriira shaqo-joojin shaqaalaha Diyaaradaha ee dalkaasi. Xubnaha Ururka Midowga Shaqaalaha waxay si xooggan ugu gacan […]

- Advertisement -

Garoonka Heathrow ee magaalladda London ayaa waxaa saamayn doonta Shaqo-joojin ay Kumanaan shaqaale ah ku dhaqaaqi doonaan maalmaha soo socda.

Ilaa 172 Duullimaad oo maalmaha Isniinta iyo Talaadada ku degi lahaa Garoonkaasi ayaana la shaaciyey in la joojiyey, sababo la xiriira shaqo-joojin shaqaalaha Diyaaradaha ee dalkaasi.

- Advertisement -

Xubnaha Ururka Midowga Shaqaalaha waxay si xooggan ugu gacan sayrreen soo-jeedin la xiriiirta in 7.3% loo kordhiyo Mushaarka.

Mas’uuliyiinta Garoonka Heathrow oo ah kan ugu mashquulka badan Caalamka waxay ka codsadeen Shirkadaha Diyaaradaha inay dib u diiwaan geliyaan Rakaabka ku qoran Duullimaadyadda maalmahaasi, iyadoo Rakaabka lagu taliyey inay la xiriiraan Shirkadaha si ay u helaan wararka ugu dambeeya ee jadwalka Duullimaadkooda maalmaha ay shaqo-joojinta socdaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories