HomeCaalamkaIlaa 40 qof oo ku geeriyootay duqeyn iyo Is-qarxin ka dhacday dalka...

Ilaa 40 qof oo ku geeriyootay duqeyn iyo Is-qarxin ka dhacday dalka Yemen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 32 qof oo uu ku jiray Taliye Sare oo lagu dilay duqeyn ay Xuutiyiinta la beegsadeen Dhoolatus Milliteri oo ka socotay Xeradda Milliteriga ee Al-jalaa oo ku taalla Degmadda Burayqa ee magaalladda Cadan. Ilo-wareedyo Milliteri oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP ayaa sheeegay in Tobanaan Askari oo ay ku jireen 2 Sarkaal lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 32 qof oo uu ku jiray Taliye Sare oo lagu dilay duqeyn ay Xuutiyiinta la beegsadeen Dhoolatus Milliteri oo ka socotay Xeradda Milliteriga ee Al-jalaa oo ku taalla Degmadda Burayqa ee magaalladda Cadan.

Ilo-wareedyo Milliteri oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP ayaa sheeegay in Tobanaan Askari oo ay ku jireen 2 Sarkaal lagu dilay Duqeyntaasi.

- Advertisement -

Telefishinka Al-masiirah ee  ku hadla magaca Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegay inay Diyaarad Daroon iyo Gantaal Balaastik ah ku duqeeyeen Xeradaasi, oo ay sheegeen in laga abaabulayo dagaal lagu soo qaado magaallooyinka Tacis iyo Aldhalca oo ay Xuutiyiinta haystaan.

Dhinaca kale, Weerar Is-qarxin ah ayaa waxaa saakayto lala beegsaday Saldhig Bolis oo ku yaalla Degmadda Cumar Al-mukhtaar oo u dhow magaalladda Cadan, waxaana la sheegay in ugu yaraan 11 Askari lagu dilay, halka 20-kalena lagu dhawaacay.

Is-qarxinta ayaa la sehegay in loo adeegsaday gaari yar, bas iyo mooto laga soo wada buuxiyey waxyaabaha qarxa, waxayna qaraxyadaasi dhaceen, xilli ay Boliska ka hawlgala Saldhigaasi ku jireen Safka Is-xaadirinta.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts