HomeWararAMISOM oo cambaareysay qaraxii ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

AMISOM oo cambaareysay qaraxii ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire;Francisco Madeira, ayaa si weyn u dhalleeceeyay weerarkii dhowaan la beegsatay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir. Danjire; Madeira, ayaa yiri, “Ficilkan axmaqnimada iyo naxariis darrada ah , waxaa cad in loogu talo galay in lagu daadiyo Dhiig badan oo ah Dad aan wax galabsan ee ku dhaqan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire;Francisco Madeira, ayaa si weyn u dhalleeceeyay weerarkii dhowaan la beegsatay Xarunta maamulka Gobolka Banaadir.

Danjire; Madeira, ayaa yiri, “Ficilkan axmaqnimada iyo naxariis darrada ah , waxaa cad in loogu talo galay in lagu daadiyo Dhiig badan oo ah Dad aan wax galabsan ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

Amb: Francisco Madeira, ayaa sidoo kale sheegay in kuwa mas’uulka ka ahaa weerarka fulaynimada ah ay doonayaan oo keliya in ay sii wadaan ficillada noocan ah oo Dalkana u horseedaya bur-bur iyo qalalaase.

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabbilsan Soomaaliya, Danjire;Francisco Madeira, ayaa intaa raaciyay in aysan Argagixisadu ku guuleysan doonin ololaha dagaal ee macna darrada ah, wuxuuna sheegay in reer Muqdisho iyo Dadka Soomaaliyeed oo dhami ay u ooman yihiin nabad.

Danjire; Francisco Madeira, ayaa ugu dambayn tacsi u diray Qoysaskii dhibbanayaasha iyo maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna kuwa dhaawaca qaba ah u rajeeyay caafimaad deg-deg ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts