HomeWararRa’isul-wasaarihii Shiinaha ee mayalka adkaa oo geeriyooday

Ra’isul-wasaarihii Shiinaha ee mayalka adkaa oo geeriyooday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Shiinaha, Li Peng  ayaa la sheegay inuu xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalladda Pejing, inkastoo aan la shaacinin nooca uu yahay cuddurka uu u geriyooday. Li Pen goo lagu naanaysi jirey Kawaanlihii Pejing waxa uu ku caan baxay Xukunkii Degdega ee la soo rogay muddadii ay dibadbaxyadda Dimuqraadi-dooni ah ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaarihii hore ee dalka Shiinaha, Li Peng  ayaa la sheegay inuu xalay ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalladda Pejing, inkastoo aan la shaacinin nooca uu yahay cuddurka uu u geriyooday.

Li Pen goo lagu naanaysi jirey Kawaanlihii Pejing waxa uu ku caan baxay Xukunkii Degdega ee la soo rogay muddadii ay dibadbaxyadda Dimuqraadi-dooni ah ka dhaceen Fagaaraha Tiyanmen oo ku yaalla bartamaha caasimadda dalkaasi ee Pejing.

- Advertisement -

Ciiddanka waxay xilligaasi dileen Boqolaal ka mid ah dadkii dhigayey Dibadbaxyadda, iyadoo

Li Peng oo 91-jir ahaa waxa uu Xilka Ra’isul-wasaarenimada ka  degay sannadkii 1988-kii, kadib, markii loo doortay Guddoomiyaha  Xisbiga Shuuciga ee  dalkaasi, wuxuuna hawlgab ka noqday Xisbiga  sannadkii 2002-dii oo qeyb ka ahayd in Hoggaamiyayaasha Jiilka cusub lagu wareejiyo Talada dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts