HomeWararSawirro:-Guddiga Doorashada Jubbaland iyo Qaar kamid ah Musharaxiinta oo kulan yeeshay

Sawirro:-Guddiga Doorashada Jubbaland iyo Qaar kamid ah Musharaxiinta oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 23-ka Bisha Luuliyo waxaa kulan ku yeeshay Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland iyo qaar kamid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Jubbaland. Kulankaas oo ahaa mid Casuumaad ah oo loo fidiyay Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay habraaca doorashooyinka la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 23-ka Bisha Luuliyo waxaa kulan ku yeeshay Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland iyo qaar kamid ah Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Jubbaland.

Kulankaas oo ahaa mid Casuumaad ah oo loo fidiyay Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa waxaa looga hadlay habraaca doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan Jubbaland.

- Advertisement -

Dhinaca kale Guddiga Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa Maanta Magaalada Kismaayo ka bilaabay Is-diiwaangelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Jubbaland,isla markaana waxaa Maanta is-diiwaan geliyey ilaa 2 musharax.

Bisha soo socota ee Agoosto ee Sanadkan 2019, ayaa la filayaa in Magaalada Kismaayo lagu qabtay Doorashooyinka Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts