HomeWararSawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo Qaabiley Wafdi Maanta gaaray Baydhabo

Sawirro:-Madaxweynaha K/Galbeed oo Qaabiley Wafdi Maanta gaaray Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kullan la qaatey Wafdi ka socoda Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Fedaralka Soomaaliya oo Baydhabo soo gaarey . Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Qaramada Midoobay u qaaabilsan Arrimaha Dacadiyadaha ka dhanka Haweenka Goobaha dagaalada ka socoda iyo wasiiradda Haweenka Xuquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kullan la qaatey Wafdi ka socoda Qaramada Midoobay Iyo Dowladda Fedaralka Soomaaliya oo Baydhabo soo gaarey .

Wafdigan oo isugu jira Wakiilka Qaramada Midoobay u qaaabilsan Arrimaha Dacadiyadaha ka dhanka Haweenka Goobaha dagaalada ka socoda iyo wasiiradda Haweenka Xuquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Waxana Garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweeyay Lataliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Arrimaha Haweenka iyo Wasiirka gaarka Maareynta Masiibooyinka DG KGS .

Waxana intaasi ka dib kulan ay la qaateen Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ,waxaana Kulanka qeyb ka ahaa Wasiirada Wasaradaha Qorsheenta , Gargaarka Maareynta iyo Masiibooyinka, Cadaaladda iyo Garsoorka , Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Koonfur Galbeed iyo Mas’uuliyiin kale ,

Waxana Inta Badan kulanka Looga hadlay Arrimaha Haweenka sidii Doorkooda uga muuqan lahaa maamulada dalka .

- Advertisement -

kulanka ka dib Warbaahinta ayaa si wada jir ah ula hadleen ,waxaana ugu horeyn Halkaasi ka hadley Wakiilka Qaramada Midoobay Uqaaabilsan Arrimaha Dacadiyadaha Ka dhanka Haweenka Goobaha Dagaalada ka socoda Pramilla patten iyo Wasiiradda Haweenka Xuquuqul insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Deeqa Yaasiin, waxana ay sheegen Ujeedka ay usoo gaareen Magaalada Baydhabo, in ay tahay sidii dowlad Goboledka Koonfur Galbeed ugala shaqeyn lahaayeen horumarminta Arrimaha Haweenka .

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa waxaa uu sheegey in Kulanka ay la qaateen wafdiga ka socoda Qaramada Madoobey iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ,ay kawada hadleen sidii udub dhaxaad ugu noqon lahayeen Haweenka Maamulada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts