HomeWararGuddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wasiirka Qorsheynta DFS oo kulan yeeshay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wasiirka Qorsheynta DFS oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane; Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka, Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuddey oo uu wehliyo habdhowraha golaha Shacabka Xil; Maxamed C/llaahi Xasan, ayaa Maanta xarunta Guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay Wasiirka wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta ganacsiga Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan iyo mas’uuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane; Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka, Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuddey oo uu wehliyo habdhowraha golaha Shacabka Xil; Maxamed C/llaahi Xasan, ayaa Maanta xarunta Guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula qaatay Wasiirka wasaaradda qorsheynta,maalgashiga iyo horumarinta ganacsiga Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan iyo mas’uuliyiin kale.

Xubnaha wasaaradda Qorsheynta ayaa guddoonka golaha Shacabka usoo bandhigay Qorshaha wasaaradda qorsheynta, iyadoo la tashi kala sameyneysa dhammaan hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Ugu horeyn xubnaha wasaaradda ayaa guddoonka usoo badhigay qorshaha Qaranka iyo marxaladihii kala ee uu soo maray.

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa faah faahiyay kulanka ay la qaateen Guddoonka golaha Shacabka, wuxuuna sheegay in wasaaraddu ay diyaarineyso shuruuc badan oo la xiriira qorsheynta iyo maalgashiga, qaarkoodna ay gaba gabo marayaan oo uu ka mid yahay sharciga NGO-yada si golaha Shacabka loo horgeeyo.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, ayaa wasaaradda qorsheynta mdaxdeeda uga mahad celiyay la tashiga ay la sameyneyso hay’adaha Dowladda , wuxuuna sheegay in goluhu uu diyaar u yahay dedejinta shuruuc walba oo Dalka Muhiim u ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts