HomeMaqalDhageyso:-Banaanbax looga soo horjeedo Go’aankii RW Kheyre oo ka dhacay Cadaado

Dhageyso:-Banaanbax looga soo horjeedo Go’aankii RW Kheyre oo ka dhacay Cadaado

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxa  ka dhacay Banaanbax looga horjeedo Hadal habeen hore uu shaaciyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa isugu jiray Odayaal,Caruur,Haweeyn,dhalinyaro iyo xubno kale oo kamid ahaa dadka reer Cadaado,isla markaana waxaa ay ahaayeen kuwa aad uga careysan Go’aankii uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta waxa  ka dhacay Banaanbax looga horjeedo Hadal habeen hore uu shaaciyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa isugu jiray Odayaal,Caruur,Haweeyn,dhalinyaro iyo xubno kale oo kamid ahaa dadka reer Cadaado,isla markaana waxaa ay ahaayeen kuwa aad uga careysan Go’aankii uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Kheyre ee ahaa in Dhuusamareeb taallo Gogosha dib-u-heshiisiinta Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale inta uu Banaanbaxa socday ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Cadaado,isla markaana waxaa ay sheegeen inay qaadaceen Shirka dib-u-heshiisiinta Galmudug  uu Xasan Cali Kheyre sheegay in lagu qaban doono Dhuusamareeb.

Waxaa kaloo ay tilmaameen Odayaasha dhaqanka Cadaado in aysan ka qeyb gelin doonin shirkaas,waxaana dowlada Federaalka ugu baaqeen in reer Cadaado ay helaan cadaalad.

Sikastaba shalay ayaa Odayaasha iyo Waxgaradka Magaalada Cadaado ku dhawaaqeen in aysan ka qeyb geli doonin Shirka  dib-u-heshiisiinta Galmudug uu Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre uga dhawaaqay Magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Cadaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts