HomeCaalamkaXuutiyiinta oo markii 4-aad Daroon ku weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga

Xuutiyiinta oo markii 4-aad Daroon ku weeraray Garoon ku yaalla Sacuudiga

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee dalka Yemen waxay saakayto Diyaarad Daroon oo laga buuxiyey waxyaabaha qarxa ku weerareen Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Abha oo ku yaalla Koonfurta Sacuudiga. Telefishinka Kooxda Xuutiyiinta ee Al-masirah ayaa shaaciyey in Diyaarad Daroon lagu weeraray Garoonka Abha ee Sacuudiga, waana weerarkii 4-aad ee ay Kooxdaasi la beegsadaan Garoonkaasi hal Toddobaad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee dalka Yemen waxay saakayto Diyaarad Daroon oo laga buuxiyey waxyaabaha qarxa ku weerareen Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee magaalladda Abha oo ku yaalla Koonfurta Sacuudiga.

Telefishinka Kooxda Xuutiyiinta ee Al-masirah ayaa shaaciyey in Diyaarad Daroon lagu weeraray Garoonka Abha ee Sacuudiga, waana weerarkii 4-aad ee ay Kooxdaasi la beegsadaan Garoonkaasi hal Toddobaad gudihiisa.

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga weli maysan xaqiijinin weerarka ay Xuutiyiinta sheegteen inay saakayto ku qaadeen Garoonka Abha.

Kooxda waxay kaloo Sabtidii la soo dhaafay sheegteen inay Diyaarado Draoonis ah ku weerareen Labo Graoon oo ku kala yaalla magaallooyinka Abha iyo Jizaan ee Koonfurta Sacuudiga.

- Advertisement -

Sidoo kale, Arbacadii la soo dhaafay, waxay Kooxda Xuutiyiinta gantaal ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Abha ee Sacuudiga, halkaasi oo ay 26 qof ku dhaawacmeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts