HomeCaalamkaMadaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in la xaliyo Khilaafka Badda ee Somalia...

Madaxweynaha Galmudug oo ku baaqay in la xaliyo Khilaafka Badda ee Somalia iyo Kenya

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Galmudug ayaa la sheegay inuu ku baaqay Kulan looga wada xaajoonayo Xiriirka sii xumaanaya ee u dhexeeya Dowladaha Somalia iyo Kenya. Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa Nairobi ayaa soo xigtay Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug oo uu ku eedeeyey inay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul-wasaare Kheyre inay waxyeeleynayaan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Galmudug ayaa la sheegay inuu ku baaqay Kulan looga wada xaajoonayo Xiriirka sii xumaanaya ee u dhexeeya Dowladaha Somalia iyo Kenya.

Wargeyska The Standard Media ee ka soo baxa Nairobi ayaa soo xigtay Hadal-qoraal oo ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug oo uu ku eedeeyey inay Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’isul-wasaare Kheyre inay waxyeeleynayaan xiriirka soo-jireenka ee u shexeeya Somalia iyo Kenya, waa sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Wargeyska waxa kale oo uu qoray inuu Madaxweynaha Galmudug ugu baaqay dalalka deriskai yo saaxiibadda kale inay muhiimadda koowaad siiyaan Danaha dadka Soomaalida iyo inay joojiyaan falalka wax loogu dhimayo xiriirka wanaagsan ee u dhexeeya Dadka Gobalka.

Galmudug oo ka mid ah 6-da Maamul-gobaleed ee xubnaha ka ah Federalka Somalia waxay kaloo doonaysaa Wada-xaajood dib loogu soo celinayo  Xiisadaha hoos-u-dhacaya ee Siyaasadda, Ammaanka, Bulsho iyo Dhaqaale ee Somalia, waa sida uu qoray Wargeyska The Standard Media.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories