HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Waare oo ka hadlay xaaladda Galmudug

Dhageyso:-Madaxweyne Waare oo ka hadlay xaaladda Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda Siyaasadeed ka taagan maamulka Galmudug. Madaxweyne Waare oo xalay ka hadlayay kulan lagu daahfurayay dhismaha Golaha deegaanka Degmada Baladweyne ayaa waxaa uu sheegay in dadka Hrshabeelle kunool ay welwel ka qabaan xaalada Murugsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda Siyaasadeed ka taagan maamulka Galmudug.

Madaxweyne Waare oo xalay ka hadlayay kulan lagu daahfurayay dhismaha Golaha deegaanka Degmada Baladweyne ayaa waxaa uu sheegay in dadka Hrshabeelle kunool ay welwel ka qabaan xaalada Murugsan ee Cakiran ka jirta Galmudug,isla markaana waxaa uu xusay in dhibaatada lagu haayo Galmudug ay culeys ku tahay Hirshabelle.

- Advertisement -

Isaga oo sii hadlaayay ayuu baaq uu u diray Dowladda Federaalka,Xildhibaanada iyo Xisbiyada siyaasadeed ee dalka iyo cid kasta oo abaabuleyso kala qeybinta Galmudug.

Dhinaca kale Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa uu sheegay inay xiran tahay Wadada isku xirta Magaalada Muqdisho iyo Baladweyne oo ay xireen Al-shabaab,isla markaana Hirshabeelle aysan aqbali doonin in faragelinta lagu haayo Galmudug u xirmaan Wadooyinka dhanka Waqooyi ka soo gala maamulkiisa.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso: Codka Madaxweyne Waare.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts