HomeWararMuwaadin Soomaali oo xatooyo darteeda lagu xiray Malta

Muwaadin Soomaali oo xatooyo darteeda lagu xiray Malta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Boliska xireen Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu 3 Mobayl xaday muddo 3 malamood gudaheeda. Boliska waxay sheegeen in C/salaam Maxamed Afrax oo 32-jir ah lagu helay eedeymahaasi isbuucii la soo dhaafay, lana soo tagay Maxkamadda. Dacwad-ooge ka tirsan Boliska Malta oo lagu magacaabo Jeffrey Sisiluna waxa uu Maxkamadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegtay inay Boliska xireen Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu 3 Mobayl xaday muddo 3 malamood gudaheeda.

Boliska waxay sheegeen in C/salaam Maxamed Afrax oo 32-jir ah lagu helay eedeymahaasi isbuucii la soo dhaafay, lana soo tagay Maxkamadda.

- Advertisement -

Dacwad-ooge ka tirsan Boliska Malta oo lagu magacaabo Jeffrey Sisiluna waxa uu Maxkamadda ka hor sheegay inuu Eedeysanaha 2 Mobayl ka xaday Gaari, halka midka 3-aadna uu ka qaatay goob ganacsi.

Boliska ayaa la sheega inay dabagal ku sameeyeen Eedeysanaha, kadib, markii ay wicitan Telefoon ka heleen Milkiile Dukaan oo sheehtay inuu aqoonsaday Dembiilihii dhaca u geystay, waa sida uu hadalka u dhigay.

Qareen Dustin Kameleri oo difaacayey Eedeysanaha kama codsaninin Maxkmaadda in damiin lagu sii daayo Eedeysanaha oo horey uga soo baxsaday Isbitaalka Mount Carmel Hospital.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamadda oo lagu magacaabo Donatella Frenda Dimech waxa uu amray in Eedeysane C/salaam Maxamed Afrax lagu sii hayo Xabsiga ilaa isbuuca dambe oo dib loo qaadi doono Maxkamadayntiisa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts