HomeWararKumanaan Qaxooti Soomaali ah oo laga soo daad-gureeyey Yemen

Kumanaan Qaxooti Soomaali ah oo laga soo daad-gureeyey Yemen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, Bakar Balooj ayaa sheegay in ku-dhawaad 4,300 qaxooti Soomaali ah oo ku xayirnaa gudaha dalka Yemen dib loogu soo celiyey dalkooda hooyo ee Somalia. Waxa uu sheegat in soo-laabashadooda uu qeyb ka yahay Barnaamijka ay si wadajir ah isaga kaashanayaan Hay’adda UNHCR, Hay’addaha kale ee la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR, Bakar Balooj ayaa sheegay in ku-dhawaad 4,300 qaxooti Soomaali ah oo ku xayirnaa gudaha dalka Yemen dib loogu soo celiyey dalkooda hooyo ee Somalia.

Waxa uu sheegat in soo-laabashadooda uu qeyb ka yahay Barnaamijka ay si wadajir ah isaga kaashanayaan Hay’adda UNHCR, Hay’addaha kale ee la shaqeeya iyo Dowladdaha Yemen iyo Somalia.

- Advertisement -

Afhayeenka UNHCR waxa kale oo uu tilmaamay in Qaxootiga Soomaalida ee isbuucan dib ugu so olaabtay dalkooda hooyo ay ku jiraan ilmo Soomaali ah oo ku dhashay Yemen iyo kuwii horey ugu qaxay Yemen,  kuwaasi oo rajeynayey inay ka baxsadaan Colaadaha iyo Ammaan-darrida.

Afhayeenka waxa uu sheegay in  UNHCR iyo Hay’adda Caalamiga ee Muhaajiriinta ee IOM ka wada shaqeynayaan sidii Qaxootiga Soomaalida looga taageerilahaa inay dooni dib ugu laabtaan Somalia, iyadoo 125 Muhaajiriin Soomaali ah Khamiistii hore dib  ugu laabteen magaalladda Hargeysa.

Waxaa lagu qiyaasaa inay 250,000 oo Qaxooti Soomaali ah ku nool yihiin gudaha dalka Yemen, taasi oo 90% ka dhigaysa tirada Guud ee Muhaajiriinta iyo Qaxootiga ku sugan dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts