HomeWararPuntland iyo Somaliland oo Is-dhaafsanaya Maxaabiis lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq

Puntland iyo Somaliland oo Is-dhaafsanaya Maxaabiis lagu qabtay Dagaalkii Tukaraq

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sida wararka lagu helayo maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inay is-dhaafsadan Maxaabiistii ay ku kala qabsadeen dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Maalin berri oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 3-da Bisha June 2019,ayaa waxaa la filayaa ay Maxaabiistaas labada dhinac ay kala heystaan Is-dhaafsadaan,kadib markii horey labada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida wararka lagu helayo maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa lagu wadaa inay is-dhaafsadan Maxaabiistii ay ku kala qabsadeen dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

Maalin berri oo Isniin ah taariikhduna ay ku beegan tahay 3-da Bisha June 2019,ayaa waxaa la filayaa ay Maxaabiistaas labada dhinac ay kala heystaan Is-dhaafsadaan,kadib markii horey labada maamul ay ugu heshiiyeen.

- Advertisement -

Dhawaan ayay aheyd maamulka Somaliland sheegay in uu Cafis Madaxweyne lagu sii daayay 14 Maxaabiis ah,kuwaasi oo ay ku sheegeen inay Puntland uga qabteen dagaalkii ka dhacay Gobolka Sool,hayeeshee ay Puntland beenisay arrinkaas ah in Maxaabiis la sii daayay.

Sidoo kale Puntland ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ku heysto saddex Maxbuus ah,isla markaana horey ay u sii daaysay 16 Maxaabiis ah oo ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq.

Maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa waxaa dhowr jeer oo horey dagaallo xoogan oo sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxaa uu ku dhexmaray deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts