HomeWararWararkii ugu dambeeyay weerar lagu qaaday Xarunta deegaanka Garas-Baaley

Wararkii ugu dambeeyay weerar lagu qaaday Xarunta deegaanka Garas-Baaley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Xarunta maamulka deegaanka Garas-Baaley ee ku taalla duleedka Magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in kooxda weerarka soo qaaday iyo Ciidamo ilaalo ka ahaa Xarunta uu dhexmaray dagaal kooban oo muddo socday wallo markii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday Xarunta maamulka deegaanka Garas-Baaley ee ku taalla duleedka Magaalada Muqdisho.

Dadka deegaanka oo la hadlay Idaacada Dalsan ee Muqdisho ayaa u sheegay in kooxda weerarka soo qaaday iyo Ciidamo ilaalo ka ahaa Xarunta uu dhexmaray dagaal kooban oo muddo socday wallo markii uu istaagay.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray Xarunta weerarka lagu qaaday oo ku taalla dhabarka dambe ee Jaamacadda Shabeelle,kuwaasi oo gurmad u sameeyay Ciidanka ku sugnaa xaruntaas.

Ugu yaraan laba ruux ayaa waxaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen dagaalkii halkaasi ka dhacay,kuwaasi oo la geeyay mid kamid ah Goobaha Caafimaad ee Magalada Muqdisho.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda Soomaaliya oo ay uga hadlayaan weerarkii xalay ka dhacay Xarunta maamulka deegaanka Garas-Baaley ee ku taalla duleedka Magaalada Muqdisho,isla markaana ma jirto weli cid sheegatay Mas’uuliyada weearkaas.

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts