HomeWararMaxkamadda G/Banaadir oo Go’aan ka gaartay Xariga Wariye Cali Aadan Muumin

Maxkamadda G/Banaadir oo Go’aan ka gaartay Xariga Wariye Cali Aadan Muumin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa la soo taagay Wariye Cali Aadan Muumin oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala Warbaahinta Goobjoog FM ee Magaalada Muqdisho. Wariyaha ayaa waxaa shalay lagu xiray Xarunta Hay’adda Dembi Barista ee CID-da,kadib markii la sheegay in Dacwad ay ka gudbisay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya. Hayeeshee Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Amartay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxaa la soo taagay Wariye Cali Aadan Muumin oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala Warbaahinta Goobjoog FM ee Magaalada Muqdisho.

Wariyaha ayaa waxaa shalay lagu xiray Xarunta Hay’adda Dembi Barista ee CID-da,kadib markii la sheegay in Dacwad ay ka gudbisay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Hayeeshee Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa Amartay in Xabsiga lagu sii hayo Wariye Cali Aadan Muumin ilaa inta uu ka dhamaanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dowlada.

Sidoo kale Maxkmadda Gobolka ayaa amar ku bixisay in la sii daayo oo Dib Xoriyadiisa loo siiyo Wariye Cali Aadan Muumin Marka uu dhamaado Imtixaanka dowladda Soomaaliya oo ku Eg 31-da Bisha May 2019.

Dhawaan ayaa Cali Aadan waxaa uu bartiisa Facebook uu ku leeyahay kusoo qoray in uu ahaayo nuqul kamid ah Imtixaanka shahaadiga Dugsiyada sare ee dalka,kaasi oo maalintii 3-aad ka socda Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts