HomeMaqalDhageyso:-Dadka degan dhismayaal Dowlada leedahay oo muddo loo qabtay inay uga guuraan

Dhageyso:-Dadka degan dhismayaal Dowlada leedahay oo muddo loo qabtay inay uga guuraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War ka soo baxay Xafiiska Taliye kuxigeenka koowaad  ee Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Saciid Kadiye Axmed ayaa waxaa Digniin loogu diray dadka degan dhismeyaasha dowladda Soomaaliya. Dadka degan Xarumaha kala ah Jaamacadda umadda, madbacadda qaranka iyo Bankiga dhiigga oo hoostaga Wasaaradaha Warfaafinta,Waxbarashada iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa la faray in muddo toddo cesho ah oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ka soo baxay Xafiiska Taliye kuxigeenka koowaad  ee Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Saciid Kadiye Axmed ayaa waxaa Digniin loogu diray dadka degan dhismeyaasha dowladda Soomaaliya.

Dadka degan Xarumaha kala ah Jaamacadda umadda, madbacadda qaranka iyo Bankiga dhiigga oo hoostaga Wasaaradaha Warfaafinta,Waxbarashada iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa la faray in muddo toddo cesho ah oo ka bilaabatay 26-kii Bisha May,kuna 1-da Bisha Jun 2019, uga baxaan halkaasi.

- Advertisement -

Xarumaha amarka lagu bixiyay in laga guuro ayaa waxaa la sheegay inay u soo baahdeen Hay’addihii ku shaqeyn lahaa, si loogu qabto adeegyada dantaguud ee loogu tala galay.

Taliyaha qeybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir ayaa la faray inuu dadka ka bixiyo dhismeyaashaas marka la gaaro 2-da bisha soo socota ee Jun 2019.

Amarkan kasoo baxay Xafiiska Taliye kuxigeenka koowaad  ee Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa warbaahinta u Akhriyay Jenaraal Maxamed Yuusuf Madaale oo ah  Taliyaha Ciidanka nanadgalyada Wadooyinka Gobolka Banaadir

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts