HomeWararGabar Soomaali oo Qaxooti ku ahayd Jesiiradda Malta oo la la’ yahay

Gabar Soomaali oo Qaxooti ku ahayd Jesiiradda Malta oo la la’ yahay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Sida aynu ka soo xiganay Shabakadda Wararka Online-ka ee Cyprus Mail waxaa la la’ yahay Gabar Soomaali ah, taasi oo gurideeda ka maqan tan iyo bishan May 17-dii. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Boliska Qubrus ayaa lagu sheegay in gabadhaasi oo lagu magacaabo Nimca Khaliif Axmed oo 17-jir laga la’ yahay gurigeeda oo ku yaalla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida aynu ka soo xiganay Shabakadda Wararka Online-ka ee Cyprus Mail waxaa la la’ yahay Gabar Soomaali ah, taasi oo gurideeda ka maqan tan iyo bishan May 17-dii.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Boliska Qubrus ayaa lagu sheegay in gabadhaasi oo lagu magacaabo Nimca Khaliif Axmed oo 17-jir laga la’ yahay gurigeeda oo ku yaalla Degmadda Limassol oo ah magaalladda Labaad ee ugu weyn Qubrus, marka laga soo tago magaalladda Nikosia oo ah Caasimadda Qubrus.

- Advertisement -

Boliska waxay kaloo sheegeen in Gabadhaasi la waayey galabnimadii Khamiista ee la soo dhaafay, waxayna soo bandhigeen Sawirkeeda, Astaamaha kale ee lagu garan karo iyo Labiskii ay wadatay markii ugu dambeysay ee la arko.

Ma aha markii ugu horreysay oo haween Soomaali ah lagu waayo Jesiiradda Qubrus, iyadoo ay Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR bishii hore ee April 23-dii sheegtay in la la’ yahay 3 Haween Somali magangelyod-doon ahaa oo ku noolaa Jesiiradda Qubrus.

Mid ka mid ah Haweenkaasi ayaa la sheegay in dib loo helay bilowgii bishan, inkastoo aan labada  kale wax war ah laga haynin, lagana yaabo inay dalal kale u sii tahriibeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts