HomeWararSawirro:-Madaxweyne Saciid Deni oo kulamo ka bilaabay Gobolka Mudug

Sawirro:-Madaxweyne Saciid Deni oo kulamo ka bilaabay Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa uu halkaas kulan muhiim ah xalay kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada. Munaasabada oo ay kasoo qayb galeen maamulka gobolka Mudug kan Degmada Xarfo qaarkamid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaano, Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Agaasime Ku-xigeenka  Madaxtooyada Puntland, iyo saraakiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa uu halkaas kulan muhiim ah xalay kula qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Munaasabada oo ay kasoo qayb galeen maamulka gobolka Mudug kan Degmada Xarfo qaarkamid ah Golaha Wasiirada, Xildhibaano, Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Agaasime Ku-xigeenka  Madaxtooyada Puntland, iyo saraakiil ka tirsan Madxatooyada.

- Advertisement -

Madaxweyne Deni oo bulshada magaalada la hadlay ayaa ku booriyey horumarka isku-tashiga ah ee ay ugu midaysan yihiin inay ku horumariyaan degmadooda, Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladdu diyaar u tahay inay kala qayb qaadato dedaalka ay ku foogan yihiin maamulka Xarfo iyo shacabka magaaladaasi.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo Shacabka Xarfo la hadlayey ayaa sheegay in Xukuumaddiiso wax qabadyadii ugu horeeyey ee ay qabato ay ahayd dhisidda iyo deegamaynta ay Puntland ku bilowday xereda Tababarka ciidanka Puntland  ee Abqaale, isla’markaana Madaxweynaha ayaa ka mahadnaqay soo dhaweynta qalbiga furan ee ay kala kulmeen isaga iyo waftigiisa bulsho weynta Xarfo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts