HomeWararTaliska Booliska shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay Imtixaankii Dowladda

Taliska Booliska shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay Imtixaankii Dowladda

Date:

Related stories

Istanbul: Soomaaliya oo qayb ka ahayd gaba-gabadii Shirka Baarlamaannada Adduunka

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa hoggaaminayay wafdi matalayay Soomaaliya oo ka qayb galay shirweynihii 152-aad ee IPU oo ka dhacay Turkiga.

Halkee laga qodayaa ceelka labaad ee shidaalka Soomaaliya

Wararkii ugu dambeeyay ee sahminta shidaalka Soomaaliya ayaa muujinaya in ceelka Holhol uu noqon karo halka xigta ee dalku ka soo saaro shidaalka.

M.Cali Guudlaawe oo ku dhowaaqay jihada doorashada Hirshabeelle: “Doorasho waa qof iyo cod

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa shir-guddoomiyey kulan degdeg ah oo looga hadlay doorashooyinka iyo khatarta fatahaadaha.

Xil-wareejin ka dhacday Muqdisho: Wasiir Fiqi oo farriin culus u diray madaxda wasaaradda

Wasiir Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka u kala wareejiyay xoghayihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga iyo xoghayaha cusub. Maqaalkan ka akhriso nuxurka dardaarkii wasiirka,

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa  shaaciyay in la xiray shaqsigii bixiyay imtixaankii shahaadiga ahaa ee dowladda ka qaadeysay Ardayda dhameysatay Dugsiyada sare ee dalka.

Bashiir Maxamed Cabdi Ameerika oo ah Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdiaho ayaa waxaa uu sheegay in la xiray Ruux ka tirsan Wasaarada Waxbarashada Xukuumada Soomaaliya,kaasi oo uu tilmaamay in lagu tuhmaayo in uu faafiyay qishka Maadooyinka qaar ee Imtixaanka dowladda.

Sidoo kale Ninka lagu eedeeyay in uu faafiyay Imtixaanka ayaa waxaa magaciis lagu sheegay Jamaaludiin Xasan xirse,isla markaana Taliska Booliska ayaa xusay in baaritaano kale oo la xiriirta arrinta Imtixaanka ay Ciidanka Booliska wadaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories