HomeWararSawirro:-Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Sawirro:-Madaxweyne Muuse Biixi oo la kulmay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo maanta Hargeysa ku tegay safar shaqo. Kulanka waxa lagaga wada hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen sidii looga wada shaqeyn lahaa siyaasada guud iyo amaanka mandaqada geeska, diyaar garawga iyo qabsoomida arrimaha doorashooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Ben Fender oo maanta Hargeysa ku tegay safar shaqo.

Kulanka waxa lagaga wada hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen sidii looga wada shaqeyn lahaa siyaasada guud iyo amaanka mandaqada geeska, diyaar garawga iyo qabsoomida arrimaha doorashooyinka wakiilada iyo golayaasha deegaanka, geediga dimuquraadiyada, dardar-gelinta iyo kor u qaadida kaalmooyinka horumarineed ee dawladda Ingiriisku ku taageerto Somaliland iyo xoojinta xiriira labada dhinac.

- Advertisement -

Safiirka dalka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa bogaadiyay sida maamulka Somaliland u soo dhaweeyeen Wafdigii uu la socday,isla markaana aad ugu magadceliyay Madaxda maamulkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts