HomeWararSarkaal ka tirsanaa Koonfur Galbeed oo lagu dilay Gobolka Baay

Sarkaal ka tirsanaa Koonfur Galbeed oo lagu dilay Gobolka Baay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay bartamaha Degmada,isla markaana kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay u geysteen Sarkaalka xili uu ka soo baxayay Saldhiga degmadaas. Kooxihii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay bartamaha Degmada,isla markaana kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay u geysteen Sarkaalka xili uu ka soo baxayay Saldhiga degmadaas.

- Advertisement -

Kooxihii ka dambeeyay dilkaan ka dhacay Buurhakaba ayaa durbo goobta ka baxsaday,iyagoona horey usii qaatay qorigii uu watay Sarkaalka.

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Degmada Buurhakaba ayaa gaaray goobta uu falka ka dhacay,waxaana halkaasi ay ka qaadeen Meydka Marxuumka,isla markaana goobta ka sameeyay howlgalo lagu baadi goobayo ragii fuliyay falkaasi.

War ay barahooda ku qoreen Al-shabaab ayaa waxa ay ku sheegteen Mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ka dhacay Buurhakaba.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts