HomeWararSawirro:-Madaxweyne Waare oo la kulmay Safiirada UK iyo Sweden ee Soomaaliya

Sawirro:-Madaxweyne Waare oo la kulmay Safiirada UK iyo Sweden ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Ingiriiska iyo Sweden ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo quseeya Horumarinta Hirshabelle. Kulankan uu Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare uu laqaatay Danjiraha wadanka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Andreas Von Vexkull ayaa waxa ay kaga wada hadleen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirada Ingiriiska iyo Sweden ee Soomaaliya, iyagoo ka wada hadlay arrimo kale duwan oo quseeya Horumarinta Hirshabelle.

Kulankan uu Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare uu laqaatay Danjiraha wadanka Sweden u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Andreas Von Vexkull ayaa waxa ay kaga wada hadleen arrimaha maalgelinta Ganacsiga oo daymo la siiyo- Mashruuca Shuraka oo ay fuliyaan bangiyada Dalka sida Dahabshil, Horumarinta dhallinyarada, haweenka, iyo taakulaynta Mashruuca cadaaladda, taasi oo wax badan ka tareyso Horumarka Hirshabeelle.

- Advertisement -

Safiirka Sweden ee Soomaaliya ayaa muujiyay sida ay uga go’antahay garab istaaga Dadka Soomaaliyeed, waxaana uu balan qaaday in sweden dhowaan ay ka fulin doonto mashaariic isugu jirta horumarin iyo dih u dhis Deegaanada Hodanka ku ah Kheyraadka ee Hirshabelle, waxaana uu madaxweyne Waare uu ku ammaanay dadaalka uu ugu jiro Hirshabeelle oo Horumar gaarta.

Sidoo kale kulanka Madaxweynaha Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare uu la qaatay, Safiirka ingiriiska Ee Soomaaliya Ambassador Ben Fender ayay kaga wada hadleen

Arrimaha ay ka mid yihiin Mashruuca Booliska loo Dhan yahay oo hadda dufcaddii labaad ee Ciidanka Booliiska Hirshabeelle la bilaabi doono kuwaasi oo wax badan ku soo kordhin doono xaqiijinta amniga Deegaanada Hirshabeelle.

- Advertisement -

Kulanka oo waqti badan qaatay, ayay si qoto dheer kaga wada hadleen, fursadaha maalgashi ee ka jira dhulka eebe uu ku maneystay Kheyraadka ee Hirshabeelle, taasi uu safiirka balan qaaday in ay ka gacan siin doonaan Hirshabelle horumarinta wax soo saarka, dhisidda kaabayaasha dhaqaalaha islamarkaana qeyb ay ka yihiin kor u qaadida tayada hey’adaha dowladda iyo dar dargalinta fulinta mashaariicda hay’adda SSF ( Somali stability fund) iyagoo sidoo kale ka wada hadlay barnaamijka kala guurka Amisom ( transitional plan).

Kulamadaasi ayaa ku soo dhamaaday, is afgarad, waxaana shirarkaasi ay qeyb ka yihiin howlaha Shaqo ee Madaxweyne Waare uu u joogo Muqdisho.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts