HomeWararDEG DEG:-Ciidanka amniga iyo Nin hubeysan oo ku dagaalamaya Guriga ku...

DEG DEG:-Ciidanka amniga iyo Nin hubeysan oo ku dagaalamaya Guriga ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Guri ku yaalla Xaafadda Cali Kamiin ee Degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir uu ka socda howlgal Ciidanka Booliska Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan. Guriga uu howlgalka ka socdo ayaa waxaa ku jira ruux la sheegay in gelinkii dambe ee galab weerar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in Guri ku yaalla Xaafadda Cali Kamiin ee Degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir uu ka socda howlgal Ciidanka Booliska Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan.

Guriga uu howlgalka ka socdo ayaa waxaa ku jira ruux la sheegay in gelinkii dambe ee galab weerar Bam gacmeed ahaa uu ku qaaday fariisin Ciidamada dowlada ay ku leeyihiin Xaafadda Furayaasha eek a tirsan degmadaas,isla markaana ay soo eryadeen Ciidanka ,hayeeshee uu ka galay guri ay ku sugnaayeen dad Shacab ah.

- Advertisement -

Ciidanka ayaa haatan isku gadaamay guriga uu ku jiro Ninka hubeysan,waxaana la sheegay in Ninkaas uu guriga dhexdiisa ka soo tuurayo Bambooyin.

Sidoo kale marar qaarka ayaa waxaa Caawa la maqlayaa rasaas xoogan oo ridayan Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo halkaasi ku sugan.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha ka dhashay weerarkaas ka dhacay Degmada Warta-Nabadda ee Gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts