HomeWararSawirro:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho

Sawirro:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye. Safarka uu Muqdisho kusoo gaaray Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan KGS,waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale wafdigan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiqadir Sharif Sheekhuna Maye.

Safarka uu Muqdisho kusoo gaaray Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ku wehlinaya Xildhibaano ka tirsan KGS,waxaana Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale wafdigan ayaa Muqdisho kaga sii gudbi doona Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland,iyadoo halkaas uga qeyb galaya Shirka shanaad ee Golayaasha xeer dajinta ee halkaasi shalay ka furmay.

Dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Saacadaha soo socda la filaya in iyagana ay gaaraan Garoowe.

Shalay ayaa waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ka furmay Shirka shanaad ee Golayaasha xeer dajinta.

- Advertisement -

Shirkan ayaa ah mid sanadkiiba mar la qabto kaas oo ay yeeshaan Golayaasha xeer dajinta heer federaal iyo heer dowlad Goboleed,isla markaana ay qeyb galayaan shirkaas xildhibaanada heer federaal iyo heer dowlad goboleed iyo masuuliyiin kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts