HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan sheegay in uu Dacwad ka gudbinayo Wasiir Cabdullahi Goodax Barre

Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in uu Dacwad ka gudbinayo Wasiir Cabdullahi Goodax Barre

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaf ku tilmaamay hadal dhiilo watay  uu Golaha Shacabka uu sheegay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ahna ka tirsan Golaha Shacabka Cabdullahi Goodax Barre.

Xildhibaan Goodax oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Golaha Shacabka markii kulankii Baarlamaanka loo xiray fowdo ay dhigeen qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa ku tilmaamay Xildhibaanadaas inay la shaqeeyaan Al-shabaab.

- Advertisement -

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad ayaa sheegay in hadalka Wasiir Goodax uu yahay eedeyn  culus oo u baahan in si deg deg ah ay guddiga anshaxa ugu sameeyaan baaritaano.

Xildhibaanka aya sheegay inuu isag si gaar ah farta ugu goday, isagoo Shabaab ku tilmaamayay sida uu hadalka Xildhiban Yuusf,isla markaana sheegay in uu Dacwad kusoo Oogi doono.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay Yuusuf Xuseen Axmad in Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre in uusan harsan doonin ilaa xasanada xubinimada Xildhibaanka laga qaado.

- Advertisement -

Hadaalkan Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad ayaa yimid kadib markii Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ahna ka tirsan Golaha Shacabka Cabdullahi Goodax Barre shalay tirro Xildhibaano ah ku tilmaamay inay la shaqeeyaan Al-shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories