HomeWararFalastiiniyiin ku dhimatay iska horimaad ay la galeen Askarta Yuhuudda

Falastiiniyiin ku dhimatay iska horimaad ay la galeen Askarta Yuhuudda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 4 Falastiiniyiin ayaa shahiiday, 316 kalena wey dhawaacmeen iskaa horimaad ay Askarta Israel kula galeen Bariga Marinka Qasa, meel ku dhow xuduudka Yuhuudda. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee magaalladda Qasa  ayaa lagu sheegay in  Bilaal Najar oo 17-jir u gereiyooday dhaawacyo rasaaseed o oay Askarta Yuhuudda madaxa kaga dhufteen,. Afhayeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 4 Falastiiniyiin ayaa shahiiday, 316 kalena wey dhawaacmeen iskaa horimaad ay Askarta Israel kula galeen Bariga Marinka Qasa, meel ku dhow xuduudka Yuhuudda.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka ee magaalladda Qasa  ayaa lagu sheegay in  Bilaal Najar oo 17-jir u gereiyooday dhaawacyo rasaaseed o oay Askarta Yuhuudda madaxa kaga dhufteen,.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa, Ashraf Al-qedra waxa uu sheegay in Marxuum Tamer Abu Al-kheyr oo 17-jir ahaa uu u gereiyooday rasaasta ay Yuhuuda ku fureen isagoo ku sugnaa Bariga magaalladda Khaan Yoonis ee Koonfurta Marinka Qasa.

Afhayeenka waxa kale oo uu sheegay inay 316 Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen 4 Saxafi lagu dhaawac toogashadda Askarta Yuhuudda la beegsadeen Dibadbaxyaasha Falastiin oo ilaa iyo xalay dhigayey Dibadbaxyadda Dib-u-noqoshadda dadka Reer Falastiin ooh al sanno jirsaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts