HomeWararFaah faahin: Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Faah faahin: Qaraxyo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas la maqlayo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo xoogan oo Goordhow lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha eek u taalla Isgoyska Jubba ee dhinaca degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir. Qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxaana xigay rasaas xoogan oo halkaasi laga maqlay . Wararka qaar ayaa waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxyo xoogan oo Goordhow lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha eek u taalla Isgoyska Jubba ee dhinaca degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxaana xigay rasaas xoogan oo halkaasi laga maqlay .

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi rag hubeysan ay gudaha u galeen,waxaana goobta ay qaraxyada ka dhaceen ku yaalla Maqaayado iyo Xarumo kale.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa haatan goobta kasoo daabulaya dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadaasi.

Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in uu qaraxyada ay sababeen Khasaaro kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa ku sugan goobta,waxaana la xiray dhammaan wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts