HomeWararRasaas xoogan oo weli laga maqlayo Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Rasaas xoogan oo weli laga maqlayo Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa weli kacsan Xaaladda Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha eek u taalla Isgoyska Jubba ee dhinaca degmada Shangaani,halkaasi oo lagu qaaday weerar ku bilowday qaraxyo iyo mid toos ah . Weerarka ku bilowday qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxaana markii dambe gudaha u galay Xarunta rag hubeysan oo ka dhex […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa weli kacsan Xaaladda Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha eek u taalla Isgoyska Jubba ee dhinaca degmada Shangaani,halkaasi oo lagu qaaday weerar ku bilowday qaraxyo iyo mid toos ah .

Weerarka ku bilowday qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxaana markii dambe gudaha u galay Xarunta rag hubeysan oo ka dhex dagaalamaya,iyadoona jug xoogan halkaas ay ka dhaceyso.

- Advertisement -

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in markii qaraxyada ay dhacayeen Xarunta ay ku jireen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Degmooyinka qaar ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga maqlayaa rasaasta xoogan ay isweedaarsanayaan ragga hubeysan ee weerarka soo qaaday iyo Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya.

Goobta sidoo kale waxaa ku sugan gaadiida gurmadka deg deg ah oo dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadaasi u qaadaya Isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la sheegayaan in uu ka dhashay weerarkaas ka socda Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee dowladda Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts