HomeWararRa'iisul Wasaare Kheyre oo si kulul uga hadlay Gadoodka Ciidamada

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si kulul uga hadlay Gadoodka Ciidamada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale ka hadlay gadoodka ay sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo soo baneeyay deegaano ka tirsan labada Shabelle. R’iisul-Wasaaraha ayaa ciidamada gadoodka sameeyay ku tilmaamay kuwa uu yaryahay dulqaadkoodana isala markaan sugi waayay inta ay socoto diiwaangelinta ciidamada si loo ogaado tirada rasmiga ah ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul-Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa mar kale ka hadlay gadoodka ay sameeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo soo baneeyay deegaano ka tirsan labada Shabelle.

R’iisul-Wasaaraha ayaa ciidamada gadoodka sameeyay ku tilmaamay kuwa uu yaryahay dulqaadkoodana isala markaan sugi waayay inta ay socoto diiwaangelinta ciidamada si loo ogaado tirada rasmiga ah ee ciidanka xoogga dalka.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu tilmaamay u jeedada laga leeyahay diiwaangelinta ciidamada in ay tahay in dad loogu dhiibo mushaardkooda taas oo sababi karta in la maran habaabiyo xuquuqda Askarta.

Ugu dambayntii waxa uu sheegay ciidamada ka cabanaya Mushaar la’aanta mudada labada bil ah in ay soo martay iyaga oo 9-bil aan qaadan mushaarmushaar,waxaana uu yiri xiligaas maxay u gadoodi waayeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts