HomeWararDhageyso:-Baaq loo diray Xildhibanada Golaha Shacabka ee ku maqan Safarada Dibadda

Dhageyso:-Baaq loo diray Xildhibanada Golaha Shacabka ee ku maqan Safarada Dibadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xili shalay lagu dhawaaqay in 27-ka bishaan in uu furmayo Kal-fadhiga 5-aad ee golaha shacabka kuna began Arbacada soo socota ayaa dhinaca kalana baaq loo diray Xildhibaanada ka tirsan golaha eek u maqan dalka dibadiisa halka kuwa kuwa ku suga gudaha magaalada Muqdisho la faray in ay diyaar garoobaan. Xoghayaha Guud ee golaha shacabka C/kariin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xili shalay lagu dhawaaqay in 27-ka bishaan in uu furmayo Kal-fadhiga 5-aad ee golaha shacabka kuna began Arbacada soo socota ayaa dhinaca kalana baaq loo diray Xildhibaanada ka tirsan golaha eek u maqan dalka dibadiisa halka kuwa kuwa ku suga gudaha magaalada Muqdisho la faray in ay diyaar garoobaan.

Xoghayaha Guud ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Cabdi Buux oo la hadlay Warbaahinyta ayaa sheegay in la farayo Xildhibaanada ku maqan safarada in ay deg deg ugu soo laabtaan magaalada Muqdisho inta kalana looga baahanyahay in ay mujiyaan diyaar garowga ka qeybgalka furitaanka Kal-fadhiga 5-aad ee golaha Shacabka Somalia.

- Advertisement -

Shalay ayay aheyd markii gudoomiyaha golaha shacabku uu shirk u gudoomiyay kulan ay yeesheen gudiga joogta kaas oo Ajandihiisu ahaa mudeynta furitaanka fadhiga golaha,iyada ii ugu dambayntii la go’aamiyay 27-ka bishaan in uu furmo Kal-fadhiga 5-aad ee golaha Shacabka.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts