HomeWararShariif Rooboow “Waa nasiib daro dowladda oo 2-sano jirta in Ciidamadu ka...

Shariif Rooboow “Waa nasiib daro dowladda oo 2-sano jirta in Ciidamadu ka cawdaan Mushaar la’aan”

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Kornal Shafiif Xuseen Rooboow oo ku taqasuusay ariimaha amniga horayna ula soo shaqeeyay ciidamadii Nabad Sugida ayaa Dalsan uga waramay gadoodka ciidamada Milatariga iyo fariisimaha ay soo baneeyeen saamaynta dhinaca amniga ee ka dhalan karta.

Shariif Rooboo ayaa nasiib daro ku tilmaamay dowladda fedraalka oo jirta 2-sano in ciidamada ay ka cawdaan mushaar la’aan soona faarujiyaan jiidda hore ee dagaalka taas oo uu sheegay in ay ka dhalan karto dhibaato amni iyo Alshabaab ay dib u hantaan deegaano dhib looga saaray.

- Advertisement -

Waxa la weydiiyay arrinta diiwaangelinta Ciidanka iyo khudbadii uu jeediyay Ra’iisul-Wasaaraha Somalia,isaga o sheegay in laga haboonaa qaabka Ra’iisul-Wasaaruhu uu uga hadlay hanaanka diiwangelinta ciidamada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories