HomeWararDagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Sool

Dagaal xoogan oo ka dhacay Gobolka Sool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta deegaan ka tirsan uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo tirsan Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda SSC. Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu yimid,kadib markii Ciidamo ka tirsan Jabhadda SSC ay jid gooyo u sameeyeen Ciidamada Soomaaliland xili ay socdaal ku marayeen deegaanka lagu magacaabo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Maanta deegaan ka tirsan uu dagaal ku dhexmaray Ciidamo tirsan Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda SSC.

Dagaalkan ayaa waxaa la sheegay in uu yimid,kadib markii Ciidamo ka tirsan Jabhadda SSC ay jid gooyo u sameeyeen Ciidamada Soomaaliland xili ay socdaal ku marayeen deegaanka lagu magacaabo  Gambadhe oo Magaalada Laascaanood u jira qiyaas ahaa 28-KM,waxaana dagaalka la isku adeegsaday hubka nooyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Dad ku sugan Gobolka Sool  ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka uu ahaa mid xoogan,isla markaana uu ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac.

Weli si dhab ah looma oga Khasaaraha ka dhashay dagalkii Maanta dhexmaray Ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Jabhadda SSC,kaasi oo ka dhacay deegaanka Gambadhe oo Laascaanood u jira 28-KM.

Jabhadda lagu magacaabo SSC ayaa ka dagaalanta deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn.

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts