HomeWararHaweeyney Naafo ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Haweeyney Naafo ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Hotel Shaamoow ee ku yaalla Magaalada Muqdisho uu agagaarka Isgoyska Soobe ku dilay Haweeyney Naafo aheyd. Askariga ayaa waxaa la sheegay in uu rasaas si bareer ah ugu furay Haweeyneyda oo kamid aheyd dhowr qof ah oo Naafo ah,isla markaana halkaasi loogu qeybinaayay Lacag,sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Hotel Shaamoow ee ku yaalla Magaalada Muqdisho uu agagaarka Isgoyska Soobe ku dilay Haweeyney Naafo aheyd.

Askariga ayaa waxaa la sheegay in uu rasaas si bareer ah ugu furay Haweeyneyda oo kamid aheyd dhowr qof ah oo Naafo ah,isla markaana halkaasi loogu qeybinaayay Lacag,sida dad goobjoogayaal ah ay sheegeen.

- Advertisement -

Warar aan heleyno ayaa sheegaya in Hay’adda WFP ay bixineysay lacagtaas oo saakay loo qeybiyay dad ku dhow 1500 qof,waxaana ku jiray Haweeyneyda oo rasaasta lagu furay uga dhacday qeybaha sare ee Jirkeeda,waxaana magaceeda lagu soo gaabiyay Cadar,iyadoona goobta ku geeriyootay.

Askarigii ka dambeeyay filkaasi ayaa waxaa la tilmaamay in goobta uu ka baxday,kadib markii uu fuliyay dilka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts