HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Caasho Ilyaas Aadan

Dhageyso:-Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Caasho Ilyaas Aadan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cambaareeyey falkii arxan darada ahaa ee habeen kahor loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Allaha u Naxariistee Caasho Ilyaas Aadan oo jirtay 13-sano. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in haweenku yiihiin dadka ay ku jirto karaamada bini aadamka, wuxuu tilmamaay in ay yihiin laf dhabarta bini’aadamka iyo horumarka bulsho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cambaareeyey falkii arxan darada ahaa ee habeen kahor loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug Allaha u Naxariistee Caasho Ilyaas Aadan oo jirtay 13-sano.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in haweenku yiihiin dadka ay ku jirto karaamada bini aadamka, wuxuu tilmamaay in ay yihiin laf dhabarta bini’aadamka iyo horumarka bulsho kasta.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa cadeeyey in talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono cid kasta oo ku xad gudubta xaquuqda bini’aadamka.

Dhinaca kale Saciid Cabdullaahi Deni ayaa tacsi u diray eheladii,qaraabadii iyo dhammaan Shacabka Soomaalieed ay ka baxday Marxuumad Caasho Ilyaas Aadan,isagoona ku amray laamaha amniga in ay si deg deg ah baaritaano dhab ah ugu sameeyaan dilkii loo geystay Marxuumada.

 

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Madaxweyne Saciid Deni.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts