HomeWararGabar kale oo lagu la’yahay Magaalada Gaalkacyo iyo Wararkii ugu dambeeyay

Gabar kale oo lagu la’yahay Magaalada Gaalkacyo iyo Wararkii ugu dambeeyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in halkaasi Gabadhii labaad oo da’yar ah lagu la’yahay. Waxaa la sheegay in gabadhan ay Qoyskeeda ka maqan tahay muddo Saddex maalin ah,isla markaana aan la Ogeyn halka ay Jaan iyo Cirib dhigtay gabadhaas. Dadka ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo aan xiriiro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in halkaasi Gabadhii labaad oo da’yar ah lagu la’yahay.

Waxaa la sheegay in gabadhan ay Qoyskeeda ka maqan tahay muddo Saddex maalin ah,isla markaana aan la Ogeyn halka ay Jaan iyo Cirib dhigtay gabadhaas.

- Advertisement -

Dadka ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo aan xiriiro kala la sameeynay ayaa Dalsan waxa ay u sheegeen in Gabadha la la’yahay lagu magacaabo Hani Maxamed Warsame Da’ahaana ay jirto 13-sano.

Sidoo kale Ehelada gabadha maqan ayaa dadka deegaanka Magaalada Gaalkacyo ka Codsay in lala baadi goobo Gabadhooda,isla markaana haatan ay ka walwalsan yihiin halka lala aaday.

Arrintaan ayaa ku soo aadeysa,kadib markii saakay Meydka Gabar Yar oo la la’aa laga helay Xaafad ka tirsan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, taasi oo la dilay.

- Advertisement -

Gabadha yar oo jirta 12-sano ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Allaha u Naxariistee Caaisha Ilyaas Aadan,waxaana la sheegay in la dhigay Meydkeeda Gurigooda Hortiisa,isla markaana maalmahaan ay Reerkeeda ka maqneyd oo ay baadi goobayeen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts