HomeWararHowlgal culus oo ka socda Magalada Boosaaso

Howlgal culus oo ka socda Magalada Boosaaso

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay howlgallo culus ka wadaan Xaafado ka tirsan Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,halkaas oo mararka qaar ka dhacaan falal amnidarro. Howlgalka ayaa sida la sheegay waxaa hoggaaminaya taliyaha ciidanka Booliska Puntland Muxudiin Axmed Muuse oo shalay gaaray halkaas,waxaana laga sameynayaa inta badan Xaafada Magalada Boosaaao. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxa ay howlgallo culus ka wadaan Xaafado ka tirsan Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari,halkaas oo mararka qaar ka dhacaan falal amnidarro.

Howlgalka ayaa sida la sheegay waxaa hoggaaminaya taliyaha ciidanka Booliska Puntland Muxudiin Axmed Muuse oo shalay gaaray halkaas,waxaana laga sameynayaa inta badan Xaafada Magalada Boosaaao.

- Advertisement -

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in howlgalka uu amray Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, kadib markii dilal qorsheysan ay ka dhaceen Magalada Boosaaso.

Saraakiisha howlgalkaas hoggaamineysa weli wax faah faahin ah kama bixin,hayeeshee dad ku sugan Boosaaso ayaa waxa ay sheegeen in lagu qabqabtay dad u badan dhalinyaro oo ku sugan Xaafadaha Magaladaas.

Boosaaso aya dhawaan waxaa lagu dilay Madaxii mashruuca  shirkadda DP World u qaabilsanaa dekada Boosaaso,waxaana horay uga dhacay dilal kale oo loo geystay Ciidamo iyo dad kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts