HomeWararNin u dhashay UK oo lagu dhaawacay Xabsiga dhexe ee Xamar

Nin u dhashay UK oo lagu dhaawacay Xabsiga dhexe ee Xamar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Anthony Thomas oo ah Nin Ajaanib u dhashay Ingiriiska,kaasi ayaa la sheegay in xalay lagu dhex weeraray gudaha Xabsiga dhexe ee Muqdisho. Anthony Thomas ayaa weerar loo adeegsaday Sakiin waxaa ku qaaday Laba ruux oo ka tirsan Ururka Daacish,kuwaasi oo ku xiran Xabsiga dhexe,isla markaana ku eedeysan falal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xabsiga dhexe ee Xamar waxaa ku xiran Anthony Thomas oo ah Nin Ajaanib u dhashay Ingiriiska,kaasi ayaa la sheegay in xalay lagu dhex weeraray gudaha Xabsiga dhexe ee Muqdisho.

Anthony Thomas ayaa weerar loo adeegsaday Sakiin waxaa ku qaaday Laba ruux oo ka tirsan Ururka Daacish,kuwaasi oo ku xiran Xabsiga dhexe,isla markaana ku eedeysan falal amni daro.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la tilmaamay in Anthony Thomas uu soo gaaray dhaawac fudud xaaladiisa Caafimaad ee wanaagsan tahay.

Todobaadkii la soo dhaafay ayaa Maxkamadda Gobolka Banaadir waxa ay amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska,kaasi oo loo heysto isku day Qatar gelinta degenaanta guud iyo ku guul dareysiga sheegitaanka waxyaabaha Qarxa.

Ciidamada Ammaanka ayaa Taariikhdu markii ay aheyd 19-kii Bishaan waxay ay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho ku qabteen Antony Thomas, isla markaana loo gudbiyey qeybta Dambi baarista ee C.I.D.

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts