HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo Khilaafadlka...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo Khilaafadlka jira

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xalay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kaga qayb galay Munaasabada Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani. Madaxweynaha oo halkaas Khudbad ka jeediyay ayaa ugu horayn u mahad celiyay dhamaan Bulshada ree Puntaland Shacab iyo Xukuumad soo dhawaynta qiimaha leh ee ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xalay Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland kaga qayb galay Munaasabada Caleemo Saarka Madaxweynaha Cusub ee Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani.

Madaxweynaha oo halkaas Khudbad ka jeediyay ayaa ugu horayn u mahad celiyay dhamaan Bulshada ree Puntaland Shacab iyo Xukuumad soo dhawaynta qiimaha leh ee ay u sameeyeen isagoo u hambalyeeyay Madaxda Cusub ee Puntalnd loo doortay shanta sano ee soo socota.

- Advertisement -

Madaxweynahu wuxuu sheegay in hanaanka ku kala wareega Xukunka Puntland ay tahay in cashar laga barto iyo waliba sida ciladaha yimaada loo saxo iyadoo aan dhib weyn ka iman waxaa uu intaas ku daray Madaxweynahu in ay taas muujinayso sida ay wakhtigii horaba qayb uga ahayeen halganka wadanka iyo dib usoo kabashadiisa.

Waxaa uu sheegay dhanka kale Madaxweynahu in Soomaaliya halka ay ku socoto ay tahay in Su’aal la iska weydiiyo iyo sidii mustaqbalka looga tashan lahaa wuxuu sheegay in qof walbaa uu is weydiiyo halka aan ku socono iyo Madaxdu waxa ay maanta ka tagayaan isagoo xusay in qof walba uu talaabo qaadayay tan iyo dhismihii Dowladnimada Soomaaliya.

Madaxweynahu wuxuu sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay wadajir wax wada qabsi iyo in wixii jira laga wada hadlo wuxuu soo dhaweeyay in la is cafiyo oo khilaafadka jira wada hadal lagu dhameeyo iyadoo loo turayo wadajirka umada.

- Advertisement -

Mudane Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Jubbaland wuxuu sheegay in wada shaqaynta iyo sida loogu baahan yahay la arkay balse ay xaqiiqo tahay in qof walba uu doorkiisa qaato laguna tixgaliyo wuxuu intaas ku daray in la ogyahay shaqada DFS si taas lamid ahna ay shaqo leeyahiin Dowlaha Xubnaha ka ah ilaa qofka Tuulada xukuma Masuuliyadahuna ay sidaas isku daba yaalan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts