HomeWararMadaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle oo hambalyo u diray Madaxweyne Saciid Deni

Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Hirshabeelle oo hambalyo u diray Madaxweyne Saciid Deni

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hambalyo diray Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni, isagoo u rajeeyay inuu alle la garab galo xilka loo doortay. “Waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa shacabka iyo Madaxweynaha cusub ee loo doortay Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni, doorashadan waxay muujineysaa horumarka laga gaaray dimoqraadiyada, in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa hambalyo diray Madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid C/llaahi Deni, isagoo u rajeeyay inuu alle la garab galo xilka loo doortay.

“Waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa shacabka iyo Madaxweynaha cusub ee loo doortay Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni, doorashadan waxay muujineysaa horumarka laga gaaray dimoqraadiyada, in doorasho xor iyo xalaal ah oo Soomaali qabsatay ay ka dhacdo Garowe”ayuu yiri Madaxweyne Waare.

- Advertisement -

Madaxweyne Waare ayaa sheegay in Puntland ay astaan u tahay dowladnimada iyo nidaamka Federaalka ee dalka ka hanaqaaday, isla markaana ay ahmiyad weyn ugu fadhiso Dowladnimada Soomaaliyeed.

Dhinaca kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo Maanta la doortay.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa bogaadiyay Doorashadii Maanta ka dhacday Magalada Garoowe,isagoo xusay in ay ahayd mid xalaal ah.

- Advertisement -

Axmed Madoobe ayaa Alle ugu baryay Madaxweynaha cusub xilka loo doortay in uu u fududeeyo.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Jubbaland ayaa shacabka reer Puntland ugu baaqay inay garab istaagaan Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni,isla markaana ku taageeraanka gudashada xilka iyo waajibaadka culus ee Maanta loo dhiibay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts