HomeWararAkhriso:-Madaxweynaha cusub ee Puntland oo amaro deg deg ah soo saaray

Akhriso:-Madaxweynaha cusub ee Puntland oo amaro deg deg ah soo saaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha cusub ee dowlad Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Goordhow soo saaray amarkii ugu horeeyay,kaasi oo lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada maamulka Puntland. War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha  cusub ee Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada dowlad Goboleedka Puntland iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay. Hoos ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha cusub ee dowlad Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Goordhow soo saaray amarkii ugu horeeyay,kaasi oo lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada maamulka Puntland.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha  cusub ee Puntland ayaa waxaa lagu joojiyay in lacag laga saaro Akoonada dowlad Goboleedka Puntland iyo xawaaladaha gaarka loo leeyahay.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Warqada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Saciid Dani.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts