HomeMaqalDhageyso:-Jubbaland oo sheegtay in ay howlgal ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay in ay howlgal ku dileen Xubno ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Jubbaland  ayaa waxa uu  faah faahin ka bixiyeen howlgal ay siwadajir ah u fuliyeen Ciidamada xoogga dalka,ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM. Howlgalka ayaa waxaa laga sameeyay  Buundada Araare oo 65 KM dhanka waqooyi kaga beegan Magaalada Kismaayo una dhow  degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose oo ay Al-Shabaab maamulaan. Howlgalkaas ayaa Jubbaland sheegtay iany […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland  ayaa waxa uu  faah faahin ka bixiyeen howlgal ay siwadajir ah u fuliyeen Ciidamada xoogga dalka,ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM.

Howlgalka ayaa waxaa laga sameeyay  Buundada Araare oo 65 KM dhanka waqooyi kaga beegan Magaalada Kismaayo una dhow  degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose oo ay Al-Shabaab maamulaan.

- Advertisement -

Howlgalkaas ayaa Jubbaland sheegtay iany  ay ku dileen  10 kamid ah Al-Shabaab ,isla markaana khasaaro kale ay ku gaarsiiyeen sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka wasaaradda amniga Jubbaland Isaaq Maxamed Xassan.

Howlgalka ay sameeyeen Ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed oo weli ka socda duleedka degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose

263598647633263

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts