HomeWararTaliye cusub oo loo Magacaabay Booliska Gobolka Nugaal

Taliye cusub oo loo Magacaabay Booliska Gobolka Nugaal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 160, Oct 29 2018 Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland. Markuu arkay: Dastuurka Puntland. Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo. Wuxuu Xeeriyey. Waxaa G/Sare Xassan Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal. Xeerkani wuxuu dhaqan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 160, Oct 29 2018 Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo.

Wuxuu Xeeriyey.

- Advertisement -

Waxaa G/Sare Xassan Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts