HomeCaalamkaTurkiga oo xarun muhiim ah ka hirgeliyay Muqdisho

Turkiga oo xarun muhiim ah ka hirgeliyay Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hay’adda ,Istanbul-based Humanitarian Relief Foundation (IHH) oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Istambuul ee Dalka Turkiga ayaa soo gaba-gabeysay dhismaha xarun lagu xannaaneeyo Agoonta oo laga hir-geliyay Muqdisho. Xaruntan oo Hooy u noqon doonta 120 Carruur ah ayaa waxaa ka faa’iideysan doonta qaar ka mid ah carruurtii ku Agoontoowday dagaal ay Dowladda Turkiga la gashay Jabhadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hay’adda ,Istanbul-based Humanitarian Relief Foundation (IHH) oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Istambuul ee Dalka Turkiga ayaa soo gaba-gabeysay dhismaha xarun lagu xannaaneeyo Agoonta oo laga hir-geliyay Muqdisho.

Xaruntan oo Hooy u noqon doonta 120 Carruur ah ayaa waxaa ka faa’iideysan doonta qaar ka mid ah carruurtii ku Agoontoowday dagaal ay Dowladda Turkiga la gashay Jabhadda PKK Sanaddii 2017-kii, sida uu Wakaaladda Wararka ee Anadolu u sheegay madaxa hay’adda IHH, Zuhtu Kalma.

- Advertisement -

Warkan oo lagu daabacay Bogga Wakaaladda wararka ee Anadolu, ayaanan lagu caddeeyn tirada Caruurta Soomaaliyeed ee ka faa’iideysan doonta xaruntan oo si casri ah loo dhisay.

Hay’adda Dhallaanka Adduunka ee UNICEF ayaa ku qiyaastay Carruurta Agoonta ah ee Dunida daafaheeda ku nool inay gaarayaan 400 Milyan, kuwaasoo u baahan in la caawiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts