HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 26-ka bisha September 2018, kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka kaas  oo Maalintii Isniinta aheyd ee la soo dhaafay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 26-ka bisha September 2018, kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah sii wadista dooda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka kaas  oo Maalintii Isniinta aheyd ee la soo dhaafay dib loo dhigay.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo diray fariimo lagu ogeeysiinayo in Maanta oo Arbaco ah uu kulanka Baarlamaanka jiro,isla markaana ay ka soo qeyb galaan.

Kulankii Isniintii Xildhibaanadu ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay uga hadleen dhacdadii lagu dilay laguna gubay Axmed Dowlo,iyaga oo guddi u saaray.

Ajandaha Maanta ee ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka ayaa doodiisu waxa ay bilaabatay Maalintii Sabtida aheyd ee todobaadkaan,iyada oo Guddoomiyaha Baarlamaanka uu xildhibaanada ku booriyey inay soo akhristaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts