HomeCaalamkaQaramada Midoobay oo ka digtay xiisadda u dhaxeysa Falastiin iyo Israa'iil

Qaramada Midoobay oo ka digtay xiisadda u dhaxeysa Falastiin iyo Israa’iil

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe ayaa si adag uga digay xaaladda nabadda ee barige dhexe. Nikolay Mladenov ayaa BBC u sheegay in xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ay sare u sii kacaysay muddooyiinkii ugu dambeeyay. Mr Mladenov ayaa waxa uu sidoo kale ka digay dagaal cusub oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe ayaa si adag uga digay xaaladda nabadda ee barige dhexe.

Nikolay Mladenov ayaa BBC u sheegay in xiisadda ka taagan dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ay sare u sii kacaysay muddooyiinkii ugu dambeeyay.

- Advertisement -

Mr Mladenov ayaa waxa uu sidoo kale ka digay dagaal cusub oo dhex mara Xamas iyo Israa’iil.

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan bariga dhexe Nikolay Mladenov ayaa sheegay in istaraatijiyada madaxwaynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabas, ee ah in la helo dal ay Falastiin leeyihiin ay halis ku jirto.

Waxa uu intaa ku daray in la minjaxaabiyay dadaalka Cabas in wadaxaajood lagu dhameeyo arrinta Falastiiniyiinta.

- Advertisement -

Muddooyiinkii ugu dambeeyay ayaa waxa ay Jimca kasta ay dadka Falastiiniyiinta dhigaan dibadbax ay Israa’iil uga soo horjeedaan.

Maamulka madaxwayne Trump ayaa qaaday tallaabooyiin dhowr ah oo ka dhanFalastiiniyiinta.

Madaxwayne Trump ayaa ku eedeeyay madaxda Falastiiniyiinta in ay ka dhaga adeegeen baaqa geedi socodka nabadda ee bariga dhexe.

Talaabooyiinkii waxaa ugu dambeeyay xiritaankii ay Mareykanka albaabada isugu dhufteen xafiskii ururka Falastiiniyinta PLO ay ku lahaayeen washinton.

Mareykanka ayaa sidoo kale dhaqalihii ka jaray hay’adda caawisa qaxootiga Flastiiniyiinta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts